sheeko

 

Story Name

NEGAAD

Thu, 29 May 2008 21:47:05 -0400

QAYBTA 10aad.   Asma iyo Negaad waxa u hadhsanaa sanad keliya oo waxay ku jireen fasalka sadexaad. Walow ay isku dayeysay inay rajo galiso saaxiibadeed oo bal ka fududayso xanuunka geeridii aabaheed waxa u muuqatay Asma in anay wali samrin Negaad. Waxay arintani ku qasabtay inay wakhti ba  Read More ….

MAXAAN U DHINTAY – MA-JACAYKII NEGAAD

Sat, 10 May 2008 07:30:54 -0400

MIYEYDAAN AAKHIRA ISKU ARAG?Mise waa la idin kala-foyeeyey, oo midna Jannadaayaa la-geeyey midna Cadaabta?(Tolow kee baa la-cadaabey)? Waa jawaab kooban, oo ku wajahan, sheekada Cabdillaahi Cawed Cige, ee la-yidhaahdo; MAXAAN U DHINTAY, MA-JACAYLKII NEGAAD?. Waana tane akhris wacan. Caruuski  Read More ….

Kacdoonkii Ardayda ee Hargeysa – 1982kii

Wed, 27 Feb 2008 04:55:57 -0500

KACDOONKII ARDAYDA EE HARGEYSA.20/02/1982Kii. 20-ka Febarweri waa xus iyo  xusuus ma guuraan ah oo aan gedmasho lahayn, baalka taariikhda ummadeed ee dahabiga ahna ugu xardhamaysa oo u gashay maalin ku suntan gadood dadweyne iyo dhiirrasho dhallinyaro midiidin diid ah oo dulmi iyo xaqdarro k  Read More ….

Maquuste – by Waayeel

Sun, 27 May 2007 03:00:00 -0400

 Maquuste A. M. Yusuf | wayeel@opermail.comXamar, 18/05/2007 Meel dhowna wuu kula kulmaa kay ka dheertahayeMeel dheerna way kala tagaan kay ku dhowdahayeNin xaqiinna meel hoose dhigay tiisu waa dhedo’e        &nb  Read More ….

Mucjisadii Dahsoonayd

Mon, 14 May 2007 03:00:00 -0400

MUCJISADII DAAHSOONAYD   Waxaa qorey: Cabdifitaax Cabbaas Cali   Waa  hore ayaa waxaa jiri jirtay sheeko dad badani maqleen asaan run ahaanshaheeda la ogeyn.   Waxaa la yiri: “Waxaa jiray dhul aan la aqoon wax ku dhaqan iyo wax ka jira toon  Read More ….

Dhaawgii Baabboow

Wed, 19 Jul 2006 03:00:00 -0400

  Read More ….

Iilkiyo Xabaalaha

Thu, 15 Jun 2006 03:00:00 -0400

IILKIYO XABAALAHAQAYBTA 8AAD Markii ay Degmo gabdhihii is nabadgelyeeyeen beritona la balamay ayay markiiba Degmo feedha kashay shaqadii guriga ee laga sugaayey, waxaana hada Degmo aad u jeceshahay in ay marba is mashquuliso’ oo ay iyada oo shaqo ku marmarsoonaysay maskaxeeda ama fekerkeeda keli ku  Read More ….

Kaana siib kanna saar

Sat, 29 Apr 2006 03:00:00 -0400

Kaana siib kanna saar (Timocadde)Ibraahin Yuusuf Axmed Maqaal fiican oo aan dabayaaqadii bishii ogost ee sannadkan ka akhriyey wargeyska internet.ka ee Goobjoog.net ayuu Maxamed-Deeq Ibraahin Cabdi isku weydiiyey “Maxaa soomaalida muqaddas u ah?” Run ahaantii qudhaydu marar hore oo badan ayaan arr  Read More ….

Duumo iyo Duullaan

Sat, 29 Apr 2006 03:00:00 -0400

Duumo iyo Duullaan Waxaa curiyey: Suldaan Cabdirisaaq Xirsi Carab ”Suldaan-Caweer” Waxaa faalleeyey: Cabdullaahi Sh. Xuseen ”Hantiwadaag”   Abwaan Suldaan-Caweer wuxuu ka mid yahay hal-abuurayaasha iyo abwaannada caanka ah ee dalkeena horana wuxuu u tiriyey gabayo dhaxal gal ah oo uu ku laf  Read More ….

Dhagartii Oogle

Sat, 29 Apr 2006 03:00:00 -0400

Dhagartii Oogle Fiid cilcillaw ay sharka iyo khayrku kala carraabeen waxaa surin mugdi ah ka soo baxay noole dad iyo bahal u dhexeeya oo aad u dhuuban. Tallaabada dirqiga ah ee uu lawyaha isla dhacayo lagama garto qurbac muqlaysan. Laakiin marka uu soo dhowaadaba wuxuu sii yeelanayaa muuq bani aada  Read More ….

 

by liibaan mukhtaar rabadaan

email:rabadaan1@hotmail.com

One response to “sheeko

  1. Waad ku mahadsantihiin shaqada wanaagsan ee aad qabateen

Leave a comment